Sign in to follow this  
Deeq A.

Turkiga oo soo bad-baadiyey tahriibeyaal ka badan laba boqol

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamda ilaalada xeebaha  ee dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibe kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib usoo celisay.

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ciidmada ilaalada xeebaha Giriiggu ay qasab kusoo celiayeen doomihii ay wateen tahriibayaalkaan doonayay inay galaan qaaradda Yurub.

Turkigu waxey intaas ku dareen in dadkii lasoo badbaadiyay la geeyay goobaha loogu tala galay tahriibayaalka.

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Turkiga ayaa hore u sheegay in dowladda Giriiggu xoog kusoo celisay seddexdii sano ee lasoo dhaafay in kabadan 80,000 oo qof kuwaas oo doonayay inay galaan wadamada Yurub.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this