Sign in to follow this  
Deeq A.

Markab ku caariyay Bosaso oo lagu guulaystay in la badbaadiyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Markab sidey Shamiito oo u raraa Ganacsato ayaa lagu guulaystay in la badbaadiyo kadib markuu kusoo caariyay Xeebta aan ka fogayn Dekada.

Markabka oo sidey Shamiito ayaa lala tacaalayay sidii lagu badbaadin lahaa, waxaana aakhirkii lagu guulaystay in lasoo badbaadiyo.

Maduuliyiin ka tirsan Maamulka Dekada ayaa sidaas i xaqiijiyay Puntlandi.com

Puntlandi.com Bosaso

6BB78DB0-4E2D-40DE-80F7-545404A6AE73-499

The post Markab ku caariyay Bosaso oo lagu guulaystay in la badbaadiyo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this