Sign in to follow this  
Deeq A.

Emaaraatka Oo kaalmo gaarsiiyey Deegaanada Tigreega ee Dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlada Emaaraatka Carabta ayaa kaalmo Cunto iyo daawooyin isugu jira ugu deeqdey Gobolka Tigrey ee Dagaalka ku dhacay Dalka Itoobiya, Emaaraatku wuxuu kaloo 5 Milyan oo Dollar ugu deeqay Shacabka Tigreega ee ka barakacay Dagaalka kuwasoo ku sugan Xuduuda Dalka Sudan.

Dowlada Emaaraatka ayaa lagu xantaa inay Diyaaradaha Drines-ka Ka qayb qaateen Dagaalkii uu Raysal wasaare Abiy Ahmed uu ku qaadey Gobolkaan.

hoos ka daawo kaalmada Emaaraatku siiyey Shacabka Tigreega

A4CC8921-9762-4ED1-ABE9-BEEFF3CB4FB3-800 9EA2D839-A7A3-45ED-95A3-2B02CB570B49-800 89E05632-1FA1-4882-9C31-56A820A0E2A2-800 A806DB62-3B7F-4432-B53F-E87B112F7609-800

The post Emaaraatka Oo kaalmo gaarsiiyey Deegaanada Tigreega ee Dalka Itoobiya appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this