Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Masar oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisal wasaarihii hore ee Masar Dr kamaal al-Jansuuri ayaa saaka ku geeriyooday isbitaal ku yaal caasimadda dalkaas ee Qaahira.

Ra’iisal wasaaraha ayaa u geeriyooday xanuun uu qabay muddadii u danbeysay, isagoo 88 jir ah sida ay sheegtay warbaahinta Masar.

Al-Jansuuri ayaa xilka ra’iisal wasaarinimo ee dalka Masar soo qabtay laba jeer oo kala ahaa 1996 ilaa 1999 iyo 2011 ilaa 2012.

Madaxweynaha Masar Cabdifataax al-Siisii ayaa ka tacsiyeey geerida ra’iisala wasaaaraha, isagoo ku amaanay howlihii uu soo qabtay intuu hoggaanka dalkaas ka mid ahaa.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaarihii hore ee Masar oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this