Deeq A. Posted March 31, 2021 Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay, Axmed Zeylici Muuse iyo Maxamed Cusmaan Cabdulaahi Xamza oo ka mid noqonaya xubnaha guddiga Madaxa Banaan ee Xudduudaha iyo Federaalka, kadib kulan maanta mudanayaasha ku yeesheen Muqdisho. Kulankan ayaa ahaa mid muhiim ah, iyad oo sidoo kale uu dhaqan-galay go’aankii 15-ka Mudane looga joojiyey kulamada baarlamaanka Soomaaliya. View the full article Share this post Link to post Share on other sites