Sign in to follow this  
Deeq A.

Kaadh bixintii cod bixiyayaasha oo maanta la qaybinaayo iyo goobo badan oo cidlo ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa maanta si rasmi ah loo furay goobihii laga qaadanaayay kaadhadhka cod bixiyayaasha doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee dhawaan qabsoomi doonata.

Hadaba maanta waxa cidlo u badnaa goobahii laga qaadanaayay kaadhadhka goobahaasi oo aanu qaar booqanay waxa aad u yaraa dadka kaadhadhka qaadanaayay, taasi oo loo sababaynaayo in aan gudiga doorashooyinku aanay samaynin wacyigalintii loo baahnaa iyada oo aan ayaamahii ina soo dhaafay aan la maqal ama arag baabuurtii cod baahiyahu uu saarnaa ee dhex mari jiray suuqyada iyo xaafadaha magaalada iyo sidoo kale wacyigalintii joogtada ahayd ee ay hore u samayn jireen.

Waxa dadweynaha caasimada la ogaysiinayaa in qof waliba uu tago goobtii uu iska diwaan galiyay oo uu yaalo kaadhkiisii

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this