Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Bogsaday Xanuunka COVID-19.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici ayaa sheegay inuu ka ladnaaday xanuunka covid-19 isla markaana laga waayay baadhitaan lagu sameeyay maalintii shalay.

Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici ayaa sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay barta uu ku leeyahay shabakadda Twitter-ka.

Waxa uu madaxweyne ku xigeenku u mahad naqay shacabka JSL ducadii ay usoo duceeyeen mudadii uu xanuunkaasi hayay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this