Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News—Xildhibaan Mahad Salaad oo Ciidamo ku xayireen Isgoyska Dabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamida Xildhibaanada Mucaaradka ah kana mid ahaa 15 Xildhibaan ee magacyadooda loo qaybiyey Ciidamada si ay uga hor istaagaan inay galaan Baarlamaanka ayaa ilaa hada ku xayiran Isgoyska Dabka , halkaasoo Ciidamada Amaanku ay u diidan yihiin inuu u gudbo Magaalada hoose.

Xildhibaanka waxaa wheleliya Xildhaabo kale oo aan tiradooda la sheegin, sida ay Puntlandi.com u xaqiijiyeen Dad arkaya Xildhibaanka oo la midnats Ciidamada si loogu ogolaado inuubu gudbo dhankaas iyo Baarlamaanka.

Puntlandi.com Muqdisho

FD174BFF-D32C-4ABB-884B-63651575F80E-800

The post Breaking News—Xildhibaan Mahad Salaad oo Ciidamo ku xayireen Isgoyska Dabka appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this