Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanadii oo loo ogolaadey inay ku shiraan Hoolka hadana sugaya in Kalfadhigu uu furmo

Recommended Posts

Deeq A.   

Inkastoo subaxnimadii hore ee saaka ay Ciidamada Amisom diideen in Baarlamaanka ay galaan Xildhibaanadu kadib markii ay Xildhibaanada Mucaaradka iyo Muxaafidku ay Qolada walbaa Ciidan soo kacaysteen, hadana aakhirkii waxaa lagu guulaystay in Ay si nabadgalyo ah ay Xildhibaanadu ku galaan Hoolka Baarlamaanka.

Gudoomiye Mursal ayaa hada la sugayaa inuu Golaha furo kana hor akhriyo Ajandaha kulanka.

Puntlandi.com Muqdisho

Puntlandi-Breaking-news-center.jpg

The post Xildhibaanadii oo loo ogolaadey inay ku shiraan Hoolka hadana sugaya in Kalfadhigu uu furmo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this