Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii ugu dambeeyey ee kulanka BF Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan aan caadi aheyn ku yeelanayo xarunta magaalada Muqdisho, kaas looga hadlayo qodobo muhiim ah.

Kulankan oo ah mid isha lagu wado hayo ayaa daba socda, kulankii Sabtidii oo uu baaq hareeyey.

Farriin loo diray xubnaha baarlamaanka ayaa lagu war-geliyey inay soo xaadiraan, iyada oo lagu shaaciyey ajandaha kulanka maanta ee baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan hoose ka aqriso:-

Mudane: Xildhibaan Beri oo Arbaca ah oo ay Tar 31 March, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.

Agendaha

1. Covid19 .
2. U Codeyn Laba Xubnood oo Guddiga Madaxa banann  ee Xuduudaha.
3. U Codeyn Sharciga Qaxootiga Qaranka
Saacadu waa 09:00 subaxnimo.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this