Deeq A. Posted March 31, 2021 Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa xalay qaabilay Wakiilada Beesha Caalamka ee ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay arrimaha taagan gaar ahaan is mari-waaga doorashooyinka dalka ee sanadkan 2021-ka. Sidoo kale Deni iyo Axmed Madoobe ayaa la wadaagay Beesha Caalamka aragtidooda ku aadan sida ugu wanaagsan ee uu qabsoomi karo Shirweynaha Doorashada. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites