Deeq A. Posted March 30, 2021 Madaxwrynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo ay weheliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadiisa ayaa booqasho ugu tagay Madaxwrynahii hore Shariif Sheikh Axmed. Booqashada ayaa kusalaysnayd Xaalada Dalku ku jiro, waxaana jira warar sheegaya in Laftagareen uu u kala dabqaadayo Maduuliyiinta Dalka si xal looga gaaro Arimaha Doorashada. Hoos ka daawo Sawirada The post Laftagareen oo booqdey Madaxweynihii hore Sheikh Shariif appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites