Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni iyo Safiirka Jabuuti oo kawada hadlay Doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Safiirka u fadhiya Jabuuti Soomaaliya Amb.Aaden Xasan ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa waxay kawada hadleen Xaalada Dalku ku sigan yahay, gaar ahaan Arimaha Doorashada.

Jabuuti waxay kamid tahau Dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya kolka lagasoo tago wada Dhalashada, waxayna had iyo jeer saameyn ku leedahay Siyaasada Soomaaliya.

Xukuumada Madaxweyne Farmaajo iyo Jabuuti xiriirkoodu ma fiicnayn tan iyo Markii Madaxweyne Farmaajo uu saaxiibka la noqdey Eritrea iyo Itoobiya.

Puntlandi.com Muqdisho

36D18628-9466-446C-B4CF-306F5E862D9D-800

The post Madaxweyne Deni iyo Safiirka Jabuuti oo kawada hadlay Doorashada appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this