Sign in to follow this  
Deeq A.

XF Soomaaliya oo ugu baaqday shacabka inay iska tallaalaan Covid-19

Recommended Posts

Deeq A.   

War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaaa waxa ay ku dalbatay in loo midoobo ka hortagga cudurka Coronavirus oo dhawaan dalka ku soo laba kacleeyey, sidoo kalena la qaato tallaalka cusub ee cudurkaan.

Qoraalka wasaaradda ayaa waxaa Wariyeyaasha iyo Culumada Soomaaliyeed uga codsatay inay bulshada u soo bandhigaan xaqiiqada dhabta ah ee tallaalka COVID-19.

Halkan hoose ka aqriso:-

 

a6928201-e45b-46fa-9253-176252ae100f

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this