Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg-Deg : Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaarayo Degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaas ka dhacay Qarax.

Qaraxan oo inta badan dhawaqiisa laga maqlay xaafadaha Degmada ayaa lala eegtay gaari uu lahaa Xoghayaha degmada Deeyniile Mahada Sharaawe .

Xoghayaha Degmada Deeyniile  Mahad ayaa la sheegay in uu ka bad baaday Qaraxa lala eegtay gaari uu la socda .

Khasaaro kala duwan ayaa ka dhashay, illa iyo haddana ma cadda Khasaaraha rasmiga ah ee Qaraxa .

 

Wixii Ku Soo Kordha Warkaan Kala Soco Goobjoog

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this