Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulankii Baarlamaanka oo baaqdey lagana dhigay Arbacada

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoonka Baarlamaanka ayaa Fariin ogaysiis ah u diray Xubnaha Baarlamaanka isagoo kubwargaliyay in kulankii Baarlamaanka uu baaqday Isniinta 29/3. Badalkeedana laga dhigay Arbacada 31,3,2021.

Faahfaahin lagama bixin dababta loo baajiyay inkastoo loo badinayo laba arimood midkood inuu u baaqdey kulanku.

Tankowaad oo ah Xildhibaanadii uu Gudoomiyhubka manuucay kulamada Baarlamaanka oo dhankooda kunhanjabay inay soo Xaadiriyaan Kulanka iyagoo u arkaya in Gudoomiyuhu uusan awood u lahayn inuu ka manuuco kulanada.

Tanlabaad ayaa iyana ah Beesha Caalamka oo Xalay Gudoomiyaha la hadlay kulana taliyay inuu baajiyo kulanka, Waxayna cadaadis xoogan ku saareen Gudoonka in laga dheeraado waxwalba oo carqaladaynaya Heshiiskii 17 Sebtembar.

Kulanka Baarlamaanka wuxuu Gudoomiyahu iclaamiyay Arbacada 31 Maarso.

Puntlandi.com Muqdisho

B3C417BE-AC0C-4140-9F5D-75EE51C3CF2B.jpe

The post Kulankii Baarlamaanka oo baaqdey lagana dhigay Arbacada appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this