Deeq A. Posted March 29, 2021 Mama Sarah, oo aheyd ayeeyadii Madaxweeynihii hore ee Mareykanka Obaama ayaa geeriyootay sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka mid ah Eheladeeda . Sarah ayaa Saakay ku geeriyootay Isbitaalka Jaramogi Oginga Odinga ee magaalada Kisumu. Mama Sarah Obama ayaa geeriyootay iyadoo 99 jir ah . Ayeeyada Obama ayaa la sheegay in ay u dhimatay Xanuunka Macaanka oo muddooyinkii u dambeyay ay la xanuun saneysay . Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites