Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhagayso Gudoomiye Mursal Sanad iyo bar ka hor“ Dastuurka meelna ugama qorna xilli kordhin annaguna maalin kuma fakarin, xaqna uma lihin in aan xilka kororsanno.”

Recommended Posts

Deeq A.   

Waraysi uu bixiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal mudo Sanad iyo bar laga joogo wuxuu hoosta ka xariiqay inay sharci daro tahay in Baarlamaanka wakhtigiisa loo kordhiyo isla markaasna uusan isagu ku fakarayn iney mudada kororsadaan.

Inkastoo aan wali afka Gudoomiyaha laga hayn Mudo kororsi uu u ololaynayo hadana Saaxiibadiisa kala tirsan Baarlamaanka waxay maanta sheegeen in Gudoomiyaha Laftiisu uu shalay (Sabti 27/3/2021) uu u sheegay in ay wakhtiga kororsanayaan Isla markaasna Xukuumadana u kordhinayaan 2 Sano.

Waxaan hada xasuusinaynaa Gudoomiyaha hadalkiisii sanad iyo bar ka hor, waxaana sugaynaa hadalkiisa beri oo isniin ah 29/3/2021 oo Baarlamaanku balan sanyahay, iyadoo xanta suuqa taal ay tahay mid kasoo horjeeda hadalka aad hoos ka maqli doontaan

Hoos ka dhagayso

B3C417BE-AC0C-4140-9F5D-75EE51C3CF2B.jpe

The post Dhagayso Gudoomiye Mursal Sanad iyo bar ka hor“ Dastuurka meelna ugama qorna xilli kordhin annaguna maalin kuma fakarin, xaqna uma lihin in aan xilka kororsanno.” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this