Sign in to follow this  
Deeq A.

Mahad Salaad “ Gudoomiye Mursal wuxuu shalay noo sheegay in Heshiiskii 17 sebtembar uu Fashilmay, Xukuumadana loo kordhinayo Wakhtiga”

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Mahad Salaad oo goor dhawayd shir jaraa’id ku qabtay Hotel Jazeera ayaa shaaca ka qaadan kulan shalay waxyar ka hor kulankii Baarlamaanka ee buuqa kusoo dhamaadey ay la kulmeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal.

Mahad Salaad wuxuu yiri “ Waxaan Gudoomiyaha ugu tagnay inaan waxka ogaano Ciidamo aan ahayn kuwii Baarlamaanka ilaalin jiray oo Baarlamaanka lasoo dhoobay iyo Ajandaha kulanka, Gudoomiyuhu nagalama xishoon wuxuu si cad noogu dheegay in Heshiiskii 17 Sebtembar uu burburay sidaas awgeed loobahan yahay in Xukuumada walhtiga loo kordhiyo si Dalka ay Doorasho u gaarsiiso”.

Hadalkaan kasoo yeeray Gudoomiye Mursal waxaa xigay Kulankii kusoo dhamaadey Buuqa ee shalay iyo Kulanka Beri uu iclaamiyay, waxaana siweyn loo rajaynayaa inuu Gudoomiyuhu Wakhtiga u kordhiyo Xukuumada.

Puntlandi.com Muqdisho

FD174BFF-D32C-4ABB-884B-63651575F80E-800

The post Mahad Salaad “ Gudoomiye Mursal wuxuu shalay noo sheegay in Heshiiskii 17 sebtembar uu Fashilmay, Xukuumadana loo kordhinayo Wakhtiga” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this