Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo Xildhibaanada laga joojiyay kulamada Baarlamaanka oo hadlay, kashifayna Ajandaha rasmiga ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Hotel Jazeera ee Magaalada Muqdisha waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Xildhibaanadii laga manuucay inay kasoo qaybgalay Kulamada Baarlamaanka oo u horeeyo kulanka beri loo balansan yahay.

Mahad Salaad oo kamida Xildhibaanadaas ayaa shaaca ka qaadey in Ajandaha qarsoon ee Shirka uu yahay Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey oo Wakhtiga loo kordhinayo, wuxuu Mahad Salaad yiri waxaa sidaas afkiisa naga yiri Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal, oo waliba raaciyey in Gudoomiyuhu uu xitaa yiri “ Heshiiskii Doorashada ee 17 Sebtembar waa burburay”

Hoos ka daawo Shirka jaraa’id oo dhamaystiran

12BA0CA7-7BA0-4863-9ABA-1745DA51DFAD-800 trim.BDFA1C73-38EB-482B-82AE-29031A99190E

The post Daawo Xildhibaanada laga joojiyay kulamada Baarlamaanka oo hadlay, kashifayna Ajandaha rasmiga ah appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this