Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Kenya ee jooga Soomaaliya oo qaadanaya talaalka Corona

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka Kenya ee qaybta ka ah hawl-galka Midowga Africa AMISOM ayaa qaatay wajiga 1-aad talaalka Cudurka Saf marka ee Covid-19, taasi oo qayb ka ah mashruuca talaal oo lagua dagaalamayo Cudurkaas.

”Tani waxa ay kamid tahay wajiga 1-aad ee socda oo ah mashruuca qaran ee talaalka lagala dagaalamayo Covid-19″, Sidaa waxa yiri Cidanka KDF shalay oo Sabti ahayd.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this