Sign in to follow this  
Deeq A.

Alhriso Qoraalka : Gudoomiye Mursal oo 15 Xildhibaan ku ganaaxay inaysan soo galin 5 kalfadhi

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ayaa warqad uu u diray Ciidamada Ilaaliya Baarlamaanka wuxuu ku sheegay Magacyada 15 Xildhibaan oo ka tirsan Mucaaradka in laga hor istaago inay soo galaan kulanka dhacaya Isniinta iyo Afar kulan oo kale.

Gudoomiyaha ayaa ganaaxaan dul dhigay Xildhibaanada kadib markuu ku eedeeyay inay is hortageen Kalfadhigii Baarlamaanku yeelan lahaayeen maanta oo Sabti ah 27/3/2021.

Waatan oo akhriso liiska Xildhibaanada

B3C417BE-AC0C-4140-9F5D-75EE51C3CF2B.jpe C6B77CE6-0794-4C0E-8D59-1CF19A2AA42B-372 68144868-0C80-4FB1-A580-EC8FFC61BA9F-800

The post Alhriso Qoraalka : Gudoomiye Mursal oo 15 Xildhibaan ku ganaaxay inaysan soo galin 5 kalfadhi appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this