Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Xildhibaano Laga Joojiyay Shaqadooda

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa shaqada ka joojiyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka.

 

Mursal ayaa ka mamnuucay in ay fadhiyada baarlamaanka ka soo qeyb galaan 15 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka waqtigiisa dhamaaday.

Warqad ka soo baxday xafiiska Maxamed Mursal ayaa shaqada looga joojiyay Xildhibaano ay ku jiraan Mahad Salaad iyo Xil Xasan Yare.

 

Shaqa ka joojintan ayaana imaaneysa xilli maanta uu fashilmay Shir ay xildhibaanada la haayeen.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada Shaqada Laga Joojiyay.

IMG-20210327-WA0018.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this