Sign in to follow this  
Deeq A.

Mudharixiinta oo maanta la kulmay 5 Madaxweyne ee ku shirsan Garoonka Diyaaradaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Xubno ka socda Musharixiinta ayaa maanta kulan la qaatay Shanta Madaxweyne ee Shirku iga socdo Hotel Airport ee Xalane, Kulankaasoo ay Musharixiintu kula dardaarmayeem Raga shirsan.

Sida Puntlandi.com ay xigta ku hayaan Musharixiintu waxay sigaara ula hadleen Madaxweynayaasha Hirshabele, Galmudug iyo Koonfur Galbeed, Musharixiintu waxay Sadexda Madaxweyne u sheegeen in hada kadib aysan aqbalayn in Dalku uu qaabkaan ku sii socdo iyagoo hoosta ka xariiqay in la isla xisaabtamayo.

Puntlandi.com Muqdisho

7F7DA4A8-7798-4ADF-B169-0AB2E2F864B1.jpe

The post Mudharixiinta oo maanta la kulmay 5 Madaxweyne ee ku shirsan Garoonka Diyaaradaha appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this