Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota reer Cismaan Fadal Ismail oo hooyadood maanta lagu aasay Hargeisa

Recommended Posts

Deeq A.   

tacsi.jpg

Dhamaan hawlwadeenada iyo maamulka guud ee shabakada Qarannews waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Cismaan Fadal meel kasta oo ay dunida ka joogaanba gudo iyo dibadba, anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida naxdinta lahayd ee ku timid hooyadood marxuumad Siraad Nuur Yuusuf oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland halkaasi oo maanta oo ay ahayd taariikhdu 27/3/21, oo sabti ah lagu aasay.

Waxa aanu si gaar ah u tacsiyadaynaynaa Cabdirisaaq Cismaan Fadal Ismaciil, oo ay marxuumadu ahayd hooyadii

Waxa aanu Ilahay uga baryaynaa in uu marxuumada uu janadii Fardawsa ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan uu inaga siiyo.

Aamiiin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this