Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulankii Baarlamanka Soomaaliya oo buuq la furmi waayay

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulan ay maanta isu’gu yimaadeen Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu kala dareeray ka dib markii uu buuq ka dhashay furitaanka fadhiga.

Mudanayaasha  ayaa horay loogu sheegay in xubnaha Golaha Shacabku ay fadhi ka yeelan doonaan xanuunka  Covid-19.

Waxaase buuq iyo sawaxan keenay kadib markii xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka ay shaki ka muujiyeen in ajandayaal kale oo siyaasadeed lagu dhex qariyo daro kulanka.

Kulankii maanta ayaa ku dhammaaday buuq sida laga arkayay shaashadaha telefishannada.

PUNTLAND POST

The post Kulankii Baarlamanka Soomaaliya oo buuq la furmi waayay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this