Deeq A. Posted March 27, 2021 Magaalada Bosaso ayaa shan Goobaha lagu bilaabay Talaalka Covid19, Munaasabad da bilowga Talaalka oo ka dhacdey Isbitaalka Waxaa kasoo qaybgalay Wasiiro iyo Masuuliyiin ka socda Gobolka. Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa horay u amray imtaxaanka lagu bilaabo Shaqaalaha Caafimaadka, Dadka Waayeelka ah iyo Dadka aan xamili karin ama iska difaaci karin Xanuunka Covid19. Wasaaradu iyadoo fulinaysa Amarkaas waxaa maanta Talaalka lagu bilaabay Waayeelka iyo Dhaqaalaha Caafimaadka. Hoos ka daawo Sawirada i The post Puntland oo Talaalka laga bilaabay 4 goobood appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites