Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo Talaalka laga bilaabay 4 goobood

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Bosaso ayaa shan Goobaha lagu bilaabay Talaalka Covid19, Munaasabad da bilowga Talaalka oo ka dhacdey Isbitaalka Waxaa kasoo qaybgalay Wasiiro iyo Masuuliyiin ka socda Gobolka.

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa horay u amray imtaxaanka lagu bilaabo Shaqaalaha Caafimaadka, Dadka Waayeelka ah iyo Dadka aan xamili karin ama iska difaaci karin Xanuunka Covid19.

Wasaaradu iyadoo fulinaysa Amarkaas waxaa maanta Talaalka lagu bilaabay Waayeelka iyo Dhaqaalaha Caafimaadka.

Hoos ka daawo Sawirada i

AF3CCDDF-93DB-4053-9127-58414BED3AFD-800 578AC728-62CE-4276-97DF-836481C915CB-800 307E94DB-55C7-49F1-89B4-79DAEC622DE7-800 568ED03F-212D-4253-A1A5-861D813FE291-800 AF3CCDDF-93DB-4053-9127-58414BED3AFD-800

The post Puntland oo Talaalka laga bilaabay 4 goobood appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this