Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen wasiir Bayle & wasiir Jamaal?

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirada maaliyadda iyo qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka wada hadlay ahmiyadda ay leedahay mudnaansiinta maalgelinta barnaamijka horumarinta qorshaha qaranka ee 9-aad.

Wasiirka maaliyadda Dr. Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ka go’an tahay ka hor tagga dhibaatooyinka bulshada ka hor imaan kara sidoo kalena loo baahan yahay in shaqooyin loo abuuro dhalinyarada.

“Maanta waxaa la kulmay wasiirka qorsheynta mudane Jamaal Maxamed Xasa waxa aan ka wada hadalnay mudnaanta maalgelinta ee uu leeyahay barnaamijka horumarinta qorshaha qaranka ee 9- aad. (UDP9)” ayuu yiri wasiir Beyle.

165693081_2239119282888656_5431050707656 165715330_2239119546221963_6393814574231 166307678_2239119436221974_4412288217970

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this