Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed oo shir uga furmay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
1-18.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed, ayaa maanta oo Sabti ah shir uga furmay magaalada Muqdisho

Shirka oo ku saabsan xallinta muran Arrimaha doorashooyinka waxa ka qayb-galay madaxweynayaasha Puntland, Jubaland, Galmudug Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Sidoo kale, shirka waxa lagu diyaarinaya ajandaha shirka guud ee Arrimaha doorashooyinka, kaas oo u dhexeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyad, si loo qabto doorashooyin heshiis lagu yahay.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed oo shir uga furmay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this