Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Furmay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynayaasha Galmudug, Puntland,Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo Jubbaland ayaa shirkoodii maalintii labaad uu ka furmay Hotel kuyaal Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Kulanka ayaa lagu falanqaynayaa Arimaha Doorashada ee hada aad usii cakirmaya, waxaana lagu wadaa in Shirkaan uu gogol xaar u noqonayo Shirka Wadatashiga ee dhexmari doona Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah, kasoo lagu wado inuu ka furmo Muqdisho.

Dowlada Federaalku kuma qanacsanayn Shirkaan maadaama ay iyado bilowdey shir kale oo ka socda Afisyooni, Shirkaas waxaa ka qaybgalkiisa diidan Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland.

Puntlandi.com Muqdisho

7AE6E0C6-89EA-44DE-8B6D-1EB924F6B02D-738

The post Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Furmay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this