Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Shir u dhexeeya madax goboleedyada oo ka furmay Xalane

Recommended Posts

Deeq A.   

Shir u dhexeeyo madaxda maamul goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shirka looga hadlaya khilaafka harreeyay doorashada 2021-ka.

Waxaana shirkan ka qeybgalayaa madaxweynaha madaxda dowlad goboleedyadda Koonfur Galbeed, Jubaland, Puntland, Galmudug iyo Hirshabelle.

Shirkan ayaa kusoo begmayaa xilli dhawaan Muqdisho uu ka dhacay kulan u dhexeeyay madaxda dowladda, qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir, waxaana kulankaas ka maqnaa madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland kuwaas oo horraan walaac ka muujiyay ammaanka goobta shirka lagu qabanayo.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

165887504_1139309883149197_7015439512840912625_o165296438_1139309676482551_8240750615213265822_o-1392x928165777346_1139309563149229_3311137187651807293_o (1)165777346_1139309563149229_3311137187651807293_o (1)

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this