Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi Tiiranyo leh

Recommended Posts

Deeq A.   

Tacsi Tiiranyo leh

ereg-300x258.png

Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun,Geeridu waa xaq!.
Anigoo ah Eng.Maxamed Jaamac Boosolaaye (Eng.Maskax) Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Dr.Diiriye Ismaaciil Ereg Hormoodkii Kulliyada Caafimaadka ee Jaamacada Hargeisa oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeisa
Waxan ilaahay ugu baryayaa Marxuum Dr.Diiriye inuu Janatul-Firdoows ka waraabiyo Qoyska,xigtada,Xasabada & Ehelkuu ka geeriyoodayna samir & imaan saadiqa ka siiyo.


Aamin Aamin Aamin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this