Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdiqaasim Salaad oo baaq u diray dhinacyada isku haya doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdiqaasim Salaad ayaa codkiisa ku biiriyey mas’uuliyiinta ku baaqay inay tanaasul muujiyaan dhinacyada isku haya doorashada dalka.

Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa marka hore xusay inay muhiim tahay in la xasuusto cabsida Alle, loona laabto si dhibaatada dalka iyo dadka heysta Alle nooga dulqaado

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in loo baahan yahay in dalka ay ka dhacdo doorasho wada-ogal ah, taasna ay keeni karto isku soo dhawaanshaha dadka Soomaaliyeed.

Hadalka madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ku soo aadaayo, xilli xaaladda siyaasadeed ay tahay mid cakiran, kadib muranka ka dhashay doorashada.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this