Sign in to follow this  
Deeq A.

Muxuu u baaqdey Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada ee ay Beesha Caalamku isugu yeertay

Recommended Posts

Deeq A.   

Galabta waxaa lagu waday in ay shirbisugu yimaadaan Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya Shirkasoo Beesha Caalamku lahayd qabanqaabadiisa.

Madaxweyne Farmaajo ayaa labada Madaxweyne ee Galmudug iyo Hirdhabeele wuxuu ka horbistaagay inay Shirka aadaan, tasoo dhalisay in Shirkii la baajiyo.

Ilo wareedyo ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyay in Villa Vila Soomaaliya ay hor istaagtay Qoorqoor iyo Cali Guudlaawe iney Xalane aadaan, Arinkaas ka dib ayaa la isla gartay in Shirka laga dhigo beri oo Jamce ah.

Kulan kooban oo ay Galabta wada yeesheen qaar kamida Beesha Caalamka ayaa la isku soo qaaday baaqashada Shirka, waxaana hada socda waan waan la doonayo in Raga ka baaqdey Shirka maanta ay beri yimaadaan.

Puntlandi.com Muqdisho

11336094-B445-4FBF-AD72-B65853148008.jpe

The post Muxuu u baaqdey Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada ee ay Beesha Caalamku isugu yeertay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this