Deeq A. Posted March 25, 2021 Abiya Ahmed, Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa maanta booqasho laba Cisho ah ku tagay Dalka Eritrea halkaasoo uu kusoo dhaweeyey Madaxweyne Isaias Afwerki. Labada Dal ayaa maalmahaan cadaadis xoogan uga socdey dhanka Reer Galbeedka oo Maraykanku u horeeyo, waxaana loo heystaa inay Xadgudub bini’aadanimada ka baxsan ay ka wadaan kana geysteen Gobolka Tigrey. Dad badan ayaa isweydiinaya halka uu ka baxay Saaxiibkoodii Sadexaad Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudo hada ku dhow Sanad aan la arag iyagoo wada socda, Abiye Ahmed, Isaias Afwerki iyo Madaxweyneheena Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ugu wardambaysay iyagoo wada dhisaya Isbahaysi Geeska Afrika. Sawiradaan hoose waa soo dhaweyntii Abiy Ahmed ee Casmara maanta Puntlandi.com The post Abiy Ahmed oo Casmara booqasho ku tagay, appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites