Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo Sawirada Puntland oo Ciidamo si gaara loogusoo tababaray, Emaraatka oo looga mahadceliyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Duleedka Boosaso waxaa maanta tababar ugusoo dhamaadey Ciidan sigaara loogu tababaray Puntland oo ay tababarka ka dambeeyeen Dowlada aan walaalaha nahay ee Emaraatka Carabta.

Ciidamadaan oo aan tiradooda lashaacin waxay u tababaran yihiin si ka duwan qaabka loo tababaro Ciidamada Soomaaliya losoo tababaro.

Dowlada Puntland waxay uga mahadcelinaysaa walaalaha Emaraatka kaalmada muuqata ee ay u fifiyaan Dhacabka Soomaaliyeed.

Hoos ka daawo Sawirada

C75D1BBE-A426-4724-862B-BD670ADBC392-337 A72F88C4-2E11-4A3C-93E5-135E148D2F2C-800 8F1A8481-E97F-4517-932B-511CC60D9712-800 0325D990-E300-42C2-9C42-B62100846C6A-800 DED67DB5-43A0-453E-9374-ED2B28579572-800 132CD3DC-34DC-4886-B286-CE4CDF4E4F36-800 29C03F9E-CBC8-4F4A-8A98-4CAE95FD5F0D-800 0511C41E-9938-4EF2-9FB3-ECB89CA36F15-800

The post Daawo Sawirada Puntland oo Ciidamo si gaara loogusoo tababaray, Emaraatka oo looga mahadceliyay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this