Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Suudaan oo xadka Itoobiya ku qabtay hub fara badan

Recommended Posts

Deeq A.   
2-9.jpg?resize=512%2C310&ssl=1

Bayaan kasoo baxay dowladda Suudaan ayaa lagu sheegay in ciidamada ku sugan xadka ay la wadaagaan Itoobiya ay gacanta ku dhigeen hub sharci darro ah.

Bayaanka ayaa intaas ku daray in hubka la qabtay isagu jiray 39 qori oo ah nuuca darandooriga u dhaca, 678 bistoolo  iyo rasaas aad u badan.

Ciidanka ayaa sidoo kale soo qabtay 4 qof oo ku eedeysan inay heysteen hubkaan sharci darrada ah.

Bilihii lasoo dhaafay, waxaa soo badanaayay hubka lagu qabto xad u dhaxeeya Suudaan iyo Itoobiya, inksata oo labada dal aysan bixin faahfaahin la xariirta hubkaan.

PUNTLAND POST

The post Ciidamada Suudaan oo xadka Itoobiya ku qabtay hub fara badan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this