Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Karaash oo ku wajahan waddanka Imaraatiga Carbeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada Dubai ee waddanka Imaaraatiga Carbeed, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan madaxtooyada.

Madaxweyne ku xigeenka, oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Qoyskiisa, ayaa sida qorshaysan goor dhow ka dhoofi doona garoonka diyaaradaha caasimadda Garoowe, waxaana safarkiisa lagu sheegay mid gaar ah oo aan siyaasad la xiriirin.

PUNTLAND POST

The post Axmed Karaash oo ku wajahan waddanka Imaraatiga Carbeed appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this