Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Dube eedeyntiisii Beesha Caalamka, Waxaa xigay weerar Madaafiic ah oo maanta lagu qaadey Xalane

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir Dube wuxuu shalay weerar afka ah ku qaadey Beesha Caalamka ee daneeya Arimaha Soomaaliya, wuxuuna ku eedeeyay iney faraha kula jiraan Siyaasada Arimaha Gudaha.

Saaka waxaa Weerar Madaafiic ah lagu qaadey Xerada ay degan yihiin Beesha Caalamku , Ilaa Sadex Madfac ayaa kusoo dhacay Xalane, Laba Qof oo rayid ah ayaa ku geeriyoodey ilaa 6 Qofna waa dhawac.

Waxaa jira shaki ku aadan waxa weerarkii afka ahaa ee shalay lagu qaadey Beesha Caalamka iyo weerarka gacan ka hadalka ah ee maanta lagu qaadey Xalane.

Waxaa Xusid mudan in Madaxweyne Deni uu degan yahay meel aan ka fogayn goobta la duqeeyay.

Puntlandi.com Muqdisho

BAA1ADCB-4DCF-4E14-A4C8-5AC8825BA529-772

The post Wasiir Dube eedeyntiisii Beesha Caalamka, Waxaa xigay weerar Madaafiic ah oo maanta lagu qaadey Xalane appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this