Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Puntland Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Saddex Magaalo Oo Somaliland Ka Tirsan Iyo Mooganaanta Xukuumadda Madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Hirdanka maamulka puntland ka wadda deegaano ka tirsan somaliland, ayaa ah kuwo soo if-baxay intii uu xilka hayay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Deegaanadda Shidan, Buuhoodle Iyo Badhan, ayaa waxa gacan ku hayntooda hadda ku xoog badan maamulka puntland

Magaaladda badhan, ayaa maamulka puntland ka samaysteen saldhig ciidan oo lagu tobabaro ciidanka daraawiishta ee puntland

Hirdanka u dhaxeeya soomaaliya iyo maamulka puntland, ayaa ku socda deegaano ka tirsan somaliland waxaana xukuumada Biixi, noqotay mid sheeda ka daawata isla markaana aan qaadin wax talaabo ah

Soomaaliya ayaa mudaharaado lagu abaabulayo in lagu taageero ayay ka waday deeganao somaliland ka mid ah kuwaas oo ay ka hortageen maamulka puntland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this