Deeq A. Posted March 25, 2021 Maanta oo khamiista 25/3,2021 waxaa lagu waday inuu furmo Shirkii Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ee ay qabanqaabadiisee wadeen Beesha Caalamku laakiin Shirkaas ilaa hada diyaar ma noqon. Sababaha hortaagan ayaa waxaa kamid ah Madaxweyne Farmaajo oo isna ku dhawaaqay Shirka hada uga socda Afisyooniisaga iyo raga ay Xulufada yihiin, iyo Khilaaf wali taagan oo xal loo waysan yahay. Maalmihii lasoo dhaafay qayladii ayaa ka dhamaatay Beesha Caalamka Inkastoo Villa Soomaaliya ay qayladaas dhibsadeen hadana hadii ay Siyaasiyiinta Soomaalidu ay maqli waayaan talada Beesha Caalamka waxayna muuqataa in ay talaabo cad ay qaadi doonaan. Puntlandi.com Muqdisho The post Shirkii Beesh Caalamku ay wadeen oo dib u dhacay appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites