Sign in to follow this  
Deeq A.

Xabaalaha Burco Oo Markii Ugu Horraysay Cagaf Lagu Qodayo Iyo Tirada Dadka U Dhimanaya COVID-19 Oo Sii Kordhaysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wakaalada Biyaha Burco ayaa Cagaf ku Caawisay Xabaalaha Burco, kadib markii ay kor ukacday Tirada Dadka ku Dhimanaya Burco.

Gudida Xabaalaha Burco ayaa sheegay inay Daaleen Xabaali Qodkii diyaarin jiray Godadka xabaalaha , kadib markii ay kor ukacday tirada Dadka Ku Dhimanaya Burco.

Arintan ayaa kusoo beegmaysa xili Maalmihii udanbeeyayay kor ukacay dadka udhimanaaya Xanuunka Covid19 ee Magaalada Burco.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this