Sign in to follow this  
Deeq A.

Villa Soomaalia oo ka carootay Hadalkii kasoo baxay Safaarada Norway ee ahaa inay Xilka wareejiyaan, Qoraal

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegey iney ka xunyihiin isla markaasna rabaan Raaligalin buuxda in laga bixiyo Twitter ay Xalay oo talaado ahayd ay soo saareen Safaarada Norway.

Qoraalka kasoo baxay Safaarada ayaa ahaa mid lagula talinayo Xukuumada Madaxweyne Farmaajo waxayna Norway kula taliyeen iney Xilka Wareejiyaan.

Waatan warqadii Villa Soomaaliya ay u direen Safaarada Norway

9C5ADC1C-29AE-4CD3-8D2C-9E2A03FCFAD1-500 07F68B4B-32E6-4980-9F2B-60BCFC27C0F1-386

The post Villa Soomaalia oo ka carootay Hadalkii kasoo baxay Safaarada Norway ee ahaa inay Xilka wareejiyaan, Qoraal appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this