Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdirshiid Janan oo dhankiisa Xaqiijiyay inuu ku biiray Villa Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirshiid Janan ayaa markii u horaysay lagasoo xigtey inuu jiro Heshiis uu lagalay Xukuumada Farmaajo.

Janan wuxuu sheegey inuu Heshiiska u qaatay si uu ugu turo Dhacabka Abaarta iyo Colaadu rigaadiday, inkastoo Madaxweyne Axmed Madoobe uu Xilka ka xayuubiyey Janan hadana Wuxuu sheegay inuu wali yahay Wasiirka Mannings Jubbaland.

Dad aad ugu dhow Wasiir Janan waxay Puntlandi.com u xaqiijiyeen in Ganacsato iyo Odoyaal dhaqameed la Beel ah Janan ay waayadaan dambe waan waan ka dhexwadeen Madaxweyne Farmaajo iyo Cabdirshiid Janan iyo Waliba Korneyl Cabaas.

Puntlandi.com Kildnaayo

2B390E62-F071-4EA9-B4EB-CFAC0FE8CF4B.jpe

The post Cabdirshiid Janan oo dhankiisa Xaqiijiyay inuu ku biiray Villa Soomaaliya appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this