Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Magaalada Cadaado Waxaan Ka Rabnaa In Aan Ka Heno Ciyaartooy Tayo Wanaagsan Oo matasha Galmudug”

Recommended Posts

Deeq A.   

Kooxda Haraale oo ka mid ah kooxaha ka dhisan Magaalada Cadaado ee Maamulka Galmudug ayaa ku guulaystay horyaalka loo qabtay kooxaha ka dhisan  Magaalada Cadaado,waxayna xidigaha Haraale ku qaadeen,iyagoo aan laga badin munaasabada lagu wayanay guushaas kooxdaas ayaa ka dhacday Magaalada Cadaado waxaana ka qeyb galay guddoomiyaha Xiriirka kubbadda cagta Galmudug,madaxda isboortiga Cadaado iyo bulshada qeybaheeda kala duman.

162437962_1935710669915941_7946304671524

Gudddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug mudane Xasan Axmed Shire oo ka qeyb galay madashii lagu soo xeray tartankii kubadda cagta Magaalada Cadaado ayaa sheegay in Magaalada Cadaado ay Ka Rabnaa in ay ka helaan ciyaartooy tayo wanaagsan oo matasha kooxda kubbadda cagta Galmudug.

Sidoo Kale Aqriso Warar Ku Saabsan Galmudug

Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Mudane Madaxweyne Waad Ku Mahadsantahay Kaalintii Aad Ka Qaadatay Dhiirigelinta Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug”

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this