Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya oo ‘wada-hadal la billowday’ wasiir Janan

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo waxay sheegayaan inuu jiro wada-hadal u dhexeeya dowladda federaaalka iyo wasiirka amniga ee Jubbaland Cabdirashid Janan, kaas oo la doonayo in xal looga gaaro dagaalladii labada dhinac ku dhexmaray degmada Beledxaawo.

Cabdirashid Janan ayaa xaqiijiyay in wada-hadallo uu u socda isaga iyo dowladda balse wax heshiis aanan weli la gaarin.

Horraantii sanadkan ayay markii Beledxaawo uu ka dhacay dagaallo u dhexeeyay ciidamo ka amar qaata Janan iyo ciidamada dowladda federaalka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this