Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoorqoor oo salaan ugu tagay Madaxweyne Saciid Deni

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug ayaa Xalay booqasho ugu tagay Madaxweynaha Puntland Kulankasoo ka dhacay Deegaanka Xalane oo hada Ho’y u ah Madaxweyne Deni.

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Puntlandi u xaqiijiyay in Qoorqoor uu markale soobwakiishay Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey si loo xaliyo Khilaafka hortaagan Doorashada.

Macada sida ay labadaan Masuul isu aaminayaan markale, bishii Oktobar sanadkii hore ayaa Madaxweyne Qoorqoor uu isku dayay inuu ukala dabqaado Mucaaradkaniyo Villa Soomaaliya, waanwaantasoo kusoo dhamaatay fashil lagu eedeeyay Qoorqoor inuu qayb ka ahaa inuu fashilmo waanwaantuu waday.

Puntlandi.com Muqdisho

DA737423-3D4F-48D7-8B26-0986C9D47F87-750

The post Qoorqoor oo salaan ugu tagay Madaxweyne Saciid Deni appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this