Sign in to follow this  
Deeq A.

Emaraatka Carabta oo Qalab Caafimaad soo gaarsiisay Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlada Emaaraatka ee aan Walaalaha nahay ayaa Dowlada Puntland ku wareejinay Qalab Casfimaad oo lagu horumarinayo Isbitaalka Bosaso.

Hay’ada Laanqayrta Cas ee Emaaraatka oo Qalabkaan keentay waxay sheegtay in Deeqdaan ay hordhac u tahay balanqaadyadii ay Dowlada Emaaraatku kaga qaybqaadaneyso Horumarinta Bulshada Puntland.

Hoos ka daawo Sawirada

BA9147A4-C404-466E-A3F1-8C3446908DCB.jpe BDAFFDC7-2BD7-4488-B87E-51F11D0EF913-800 BEBA21A2-EB62-4536-8537-72EF4A7EC71A-800 51987627-96DA-4168-95DA-D7B66AC51049-714 578FDC09-3A96-475F-B903-8F697909E8FA-800

The post Emaraatka Carabta oo Qalab Caafimaad soo gaarsiisay Puntland appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this