Sign in to follow this  
Deeq A.

Imamka & Khatiibka Xaramka Sheekh Cabduraxmaan Sudays oo qaatay tallaalka ka hortagga Karoona

Recommended Posts

Deeq A.   

Sheekh Cabduraxmaan Sudays oo qaatay tallaalka ka hortagga Karoona

sudeysi.jpg

Imaamka ahna khadiibka Xaramka Makah sheekh Cabduraxmaan Sudeys ayaa qaatay tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19.

Waxaana tallaalkan la siinayaa shaqaalaha xaramka.

Sheekha ayaa dhawaan faray in biyaha samsamka la siiyo bukaanada uu ku dhacay cudurka.

Sucuudiga ayaa bilaabay barnaamij tallaalka lagu gaarsiinayo shacabka dalkaas.

Cudurka Covid-19 ayaa fara ba’an ku hayay Sucuudiga, waxaana kiisaska la diiwaangeliyay ay gaarayaan in ka badan 385,000

NEWS | Imam and Khateeb of Masjid Al Haram, Makkah Sheikh Abdul Rehman Al Sudais received his COVID-19 Vaccine jab on Sunday in Makkah starting the campaign to vaccinate the entire staff of the Haramain Sharifain before Dhul Hijjah

Read further: https://t.co/K9RLXHygRm pic.twitter.com/MdSqih1hIB

— Haramain Sharifain (@hsharifain) March 22, 2021

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this